🎧 Maqal App — Afka Soomaaliga

Codka Garaadka iyo Sooyaalka Soomaaliyeed

MAQAL waa app-ka rasmiga ah oo aad ka heli kartid maktabada ugu qanisan ee Buugaagta Codka ah, Riwaayadaha xiisaha badan iyo Podcasts-ka garaad-dhiska ah ee afka Soomaaliga.

Halgankii Nolosha

Qore: Abdi Ali

6+

Mawduucyo Cod ah

10+

Xalqadood (Episodes)

$1.00

VIP Bishii

Maxay tahay adeegyada Maqal?

Maktabad dhammaystiran oo ku wada hadlaysa af-Soomaali, isla markaana laga heli karo nuxur gaar loo xushay.

📚

Buugaag Cod ah (Audiobooks)

Dhegeyso buugaagta ugu akhriska badan aduunka iyo kuwa dalka oo cod heersare ah ku duuban.

🎙️

Podcasts & Baahino

Falanqeyn cilmiyeed iyo wada-sheekeysi lagula lafagurayo mawduucyada Ganacsiga, Tignoolajiyada, iyo horumarka shaqsiga.

VIP Xad la'aan ah ($1.00/Bishii)

Kubilaabo VIP flat rate aad u jaban si aad u heshid xorriyadda dhegaysiga dhammaan cutubyada.

Soo Degso App-ka MAQAL hadda!

Dhegeyso, baro, kuna raaxayso codka iyo garaadka meel walba oo aad joogtid. Guji badhanka hoose si aad u kala soo degtid file-ka Android APK rasmiga ah.

📥 Soo Degso APK (Direct Download)